Halkan Ka Daawo : Wasiirka Daakhiliga Oo Sheegay In Caaqilka La Dooranayo Shuruudaha Ku Xidhan Ay Ka Mid Yihiin In Beeshiisu Bixin Karto 3 Magood Oo Mar U Soo Wada Hoyday

0
292

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamad Warancade ayaa sheegay in caaqiilka la doonayo in la caleemo saaro marka hore beeshiisu bixin karto ugu yaraan ilaa 3 magood oo markaliya u soo wada hoyday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here