Laascaanood(Xogsoormedia.com) Gudoomiyaha gobolka Sool Yaasin Maxamad Shide ayaa maanta soo dhaweeyay Sulaadiin iyo cuqaalka ka yimi magaalada Jigjiga ee caasimada dawlad deegaaneedka Soomaalida Itoobiya.
waxaana waftigan sulaadiinta iyo cuqaasha ah hogaaminaayay Garaad Kulmiye Garaad Dool Garaad wiil.