Wajaale (Xogsoormedia.com) Inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun llaha ha u naxariistee waxa aas qaran loogu sameeyay magalada Togwajaale gaar ahaan dhanka Dawlad Itoobiya marxuum Axmed Xasan Cawke oo ahaa suxufi wayn oo caan ka ah gayiga somalidu dagto iyo guud ahaan calamka intiisa kaleba .
Aaskan qaran ee loo sameeyay suxufi Axmed Xasan Cawke waxa ka soo qayb galay madaxwayne ku xigeenka somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici gudoomiyaha xisbiga Kulmiye, gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani,golaha wasiirada Somaliland xildhibaanada baarlamaanka Somaliland masuuliyiin iyo marti sharafkale, wariyayaasha caanka ah ee Somaliland iyo badi warbaahinta dalka.
INAALILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN laha ha u naxariistee waxa aas qaran loogu sameeyay magalada tog wajaale gaar ahaan dhinaca dawlad deegaanka Soomalida Ethoobiya marxuum axmed xasan cawke oo ahaa suxufi wayn oo can ka ah gayiga somalidu dagto iyo calamka intiisa kaleba
Waxaana sidoo kale ka soo qayb galay aaskan qaran ee loo sameeyay wariye Axmed Xasan(Cawke) Madaxweynaha Kilarka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya,
Waxaa kale oo soo qayb galay wasiiro xildhibaano, oday dhaqameedyo iy culima awdiin iyo dadweyne aad u tiro badan iyo badi warbaahinta Soomaalida meelkastaba ha joogeene.
.
Xogsoormedia
Hargeysa Somaliland