Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Alle ha u naxariistee Wariye Marxuum Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa tiirarka wariyeyaasha afka Soomaaliga ku hadla,ayay Wariyenimadiisu ahayd mid hibo ah oo nafsiyan ugu abuuran isla markaana aanay ku shaqayso ka ahayn iyo in uu ku xoogsado wariyenimada.
Wariyaha Ruug caddaaga ah ee Idiris Cigaal Xaaji Nuur oo ka mid ahaa wariyeyaashii ay Cawke soo wada shaqeeyeen ayaa caddeeyay in Axmed Xasan Cawke xiligii Ardaynimadiisa in u ku hammiyay wariyenimada oo uu wakhtigaa ardayda isagoo Wariye iska dhigaya u warami jiray