Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa maanta dhagax dhigay dhakhtarka Afrika ugu weyn oo laga dhisi doono Degmada Toon, oo hoos timaada gobolka Maroodijeex,iyo Jaamacad lagu baran doono culuunta caafimaadka.