Hargeysa(Xogsoormedia.com) Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raacujuun Geeridu Waa Xaq.
waxaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyskii qaraabadii asxaabtii iyo qaranka somaliland ee uu ka geeriyooday iyo waliba bahda warbaahinta ee uu ka baxay waxaa uu ahaa geei naga baxoo guul dhashuu ahaa,Alaa hawnaxariistee wariyihii caanka ahaa ee Axmed Xasan Cawke oo xalay ku geeriyooday magaalada Jig-Jiga ee xarunta dawlad deegaaneedka Soomaalida Itoobiya.