Hargeysa(Xogsoormedia.com) Duqa Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiis Solteelko oo maanta warbaahinta la hadlaayay ayaa ugu baaqay in dadkii cashuurtu ku baaqatay ay soo bixiyaan.
hadii ay soo bixin waayana laga qaadi doono talaabo sharciga waafaqsan oo la xidhiidha amuurtooda.