Ceerigaabo(Xogsoormedia.com) Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamad Warancade iyo waftibalaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa gaadhay Magaalada Ceeigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.
Ujeedada wasiirka iyo waftigani u tageen magaaladan ayaa ah inay soo afjaraan shaqaaqadii maalintii dhaweyd ka dhacday magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.