Laascaanood(Xogsoormedia.com) Dadweynaha Magaalada Laascaanood ayaa kumaana tahriibayaal Itoobiyana oo ku xaraysan guri ku yaala bartamaha magaalada Laascaanood cabasho balaadhan ka muujiyay.
waxaanay magaalada Laascaanood xarun u noqotay tahriibayaasha Itoobiyaanka ee u sii jeeda dhanka wadanka Sucuudiga waxaana ku sugan kumanaan iyo kumanaan Tahriibayaal,