Hargeysa(Xogsoormedia.com) Xildhibaan Nac-Nac oo ka mida Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa deeq lacageed oo guri loogu dhisaayo gaadhsiiyay qoys danyara oo aad u liita oo dagan Magaalada Hargeysa.
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Xildhibaan Nac Nac Oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyay Qoys Danyara...