Halkan Ka Daawo: Sarkaalkii Hubka Loo Haystay Inuu Soo Galiyay Gobolka Sanaag Oo Iska Fogeeyay Eedaasi Sheegayna Inaanay Waxba Ka Jirin.

0
333

Ceerigaabo(Xogsoormedia.com) Gaashaanle sare Axmed Cadib Oo ah Sarkaalka tirsan ciidanka bilayska ayaa iska fogeeyay eed loo jeediyay oo ah inuu hub soo galiyo Gobolka Sanaag taasi oo la sheegay inuu hubka soo dejiyo xeebaha bari ee gobolka Sanaag.
waxaana isku dayay inay gacanta ku soo dhigaan ciidanka qaranka iyo kuwa booliska oo iskaadshanaya hase ahaate waxaa ay iska caabin xoogleh kala kulmeen guriga uu dagana sarkaalkani oo ku dhexyaala magaalada Ceerigaabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here