Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici Oo Ku Guuleystay Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbiga Kulmiye Ee Shanta Sano Ee Soo Socota.

0
425

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici) ayaa ku guuleystay jagada Madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Kulmiye ee shanta sano ee soo socota.
Waxaanu ku guulaystay oo ay guushu ku raacday codad dhan 230 sidaasna waxaa uu ugu soo gudbay jagada madaxweyne ku xigeenimo ee xisbiga Kulmiye.

Waxana u codeeyay Saylici Musharaxnimadiisa 230 Xubnood oo ka mid ah Xubnaha Gollaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE.
Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxa u codeeyay 114 Xubnood.
Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here