Halkan Ka Daawo: Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan Oo Xilkii Ukala Wareejisay Wasiirul Dawlaha Cusub Ee Wasaarada Maaliyada Iyo Wasiirul Dawlihi Hore.

0
340

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka Maaliyada Jamhuuriyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta si rasmiya xilalki ugu kala wareejisay wasiirul dawlaha cusub ee wasaarada maaliyada iyo wasiirul dawlihi hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here