Hargeysa(Xogsoormedia.com) Maxamad Biixi Yoonis oo ka mida musharixiinta golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye, oo ka mida musharixiinta dibad wareega ah ee maanta shirka jaraa’id ku qabtay Huteel Guuleed ee Magaalada Hargeysa ayaa cadeeyay inaanay ka qayb galayn shirka golaha dhexe ee maalinta barito ah ka qabsoomaya Hutel Maansoor ee magaalada Hargeysa.
iyaga oo sheegay inaanu shirkan maalinta barito ah la qabanaya aanu ahayn mid cadaalada laakiin uu yahay mid xaarana oo booba.