Halkan Ka Daawo: Cabdi Aw Daahir Oo Sheegay Nimanka Bari Shirka Qabsanaya Inay Ka Dhigan Yihiin Labadii Dumarka Ahaa Ee Ilmaha Isku Qabsaday Ee Midna Ay Tidhi Ilmaha Inoo Kala Goo Midna Ay Tidhi Daa.

0
388

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Cabdi Aw Daahir oo isaguna ka mida xubnaha golaha dhexe ee dhawaanta iscasilay, isaga oo taageersan musharixiinta dibad wareega ah ayaa ku tilmaamay musharixiinta bari shirka ka qayb galaysa labadii dumarka ahaa ee ilmaha isku qabsaday ee ay midina tidhi ilmaha inoo kala goo midna ay tidhi daa.

waxaanu sheegay in doorashadan golaha dhexe ee xisbiga kulmiye tahay boob iyo budhcadnimo  shirkana u yahay mid xaqdaro ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here