Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada oo maanta wareejiyay xilkii hore ee uu hayay ee ahaa Wasiiru Dawlaha nabadaynta beriga Somaliland Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandule) waxaanu sheegay intii uu xilka hayay in wax badan uu qabtay intii uu xilka hayay.