Halkan Ka Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ayaa Ka Hadlay Kulan Ay Ka Yeesheen Sidii Arrimah Doorashooyinka Loo Dardargalinlaha Doorashaduna Wakhtigeeda Ugu Qabsoomilahayd.

0
287

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamad Warancade oo maanta warbaahinta qaranka kula hadlaayay xarunta wasaarada arrimaha gudaha ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan ay ka soo qayb galeen masuuliyiin iyo wasiiro tiro badan, waxaanu sheegay in kulankan lagaga wada hadlay sidii loo wada shaqeyn lahaa ee doorashada loo dardar galin lahaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here