Hargeysa(Xogsoormedia.com) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta furay shirweynihi deegaanka ee qaarada Afruka oo ay ka soo qayb galeen shan wadan oo afrika ah.
waxaana qabsoomida shirkani suurtagaliyay oo xilweyn iska saaray UrurkaWadaniga ah ee Barwaaqo.