Hargeysa(Xogsoormedia.com) Afhayeenka Cusub ee dhawaantan loo soo magacaabay madaxtooyada una soo magacaabay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo , Xuseen Dayr ayaa maanta si rasmiya xilkii ugala wareegay afhayeenkii hore Axmed Saleebaan Dhuxul.