Xubnihii Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye Oo Ku Dhawaqay Inay Ku Gacansaydheen Gudidii Madaxweynuhu Soo Magacaabay.

0
292

war Deg Dega

Hargaysa(Xogsoormedia.com) Isbahaysiga Musharaxiinta ee xisbiga Kulmiye ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay inaanay ogolayn gudidii Madaxweynuhu u magacababay ka soo talo bixinta khilaafka muranka keenay ee liiska golaha dhexe.

Cabdicasiis Maxamad Samaale oo isagu ka mida garabkan isbahaysiga oo halkaasi ka hadlay ayaa yidhi ”  Madaxweyne Siilaanyo dhex-ka-ahayn Khilaafka Xisbiga Kulmiye”

Hadaladan ka soo yeedhaya kooxda isbahaysiga xisbiga Kulmiye ayaa waxa ay horseedi kartaa in aanu xisbiga Kulmiye dhexdiisu isu calool furaanin islamar ahaantaana hishiiskoodu uu noqdo mid lagu raago

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia@gmail.com

Hargeysa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here