Muqdisho(Xogsoormedia.com) Qarax saaka aroortii hore lagu qaaday Hutel Saxafi oo ku yaala bartamaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan 15 qof
waxana weerarkan masuuliyadiisa sheegtay xarakada Alshabab.

Dadka weerarkaasi ku dhintay waxaa kamid ah Abtidoon Koofi Shabaq, oo kamid ahaa xubnaha baarlamaanka Soomaaliya, Janaraal Cabdikariim Dhagabadan iyo milkiilaha huteelka Saxafi Cabdirashiid Ilqeyte.
Hutelkan oo ay badi daganaayeen saraakiil sarsare oo ka tirsan dawlada Soomaaliya.