Gudoomiye Ku Xigeenkii 2aad Iyo Kii 3aad ee Xisbiga Kulmiye Oo Goordhaweyd Dhaweyd Ku Dhawaaqay Inay Iscasileen.

0
409

War Deg Dega
Hargeysa (Xogsoormedia.com) Waxaa mar dhaweyd si toosa shaaca uga qaaday inay iscasileen xilkii ay ka hayeen xisbiga Kulmiye gudoomiye ku xigeenkii labaad ee xisbiga Kulmiye Mudane Maxamad Xaaji Yuusuf (Waabeeye) iyo gudoomiye ku xigeenkii saddexaad ee xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Maxamad Talyanle

Labadan masuul ee iyagu ku dhawaaqay inay iska casileen xilka ayaa ahaa masuuliyiin miisan culus ku leh xisbiga Kulmiye dhexdiisa.
Iyada oo ay labadan masuul ee marka dhaweyd iscasilaadooda ku dhawaaqay inta badan bulshadu ay siweyn u hadal hayso.
Waxaana marba marka ka danbeysa iska soo daba dhacaya masuuliyiinta muga iyo miisanka ku dhex leh xisbigan ee is casilaya.

Xogsoormedia.com
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here