War Deg Deg Ah:Madaxdii Ugu Miisaankii Cuslayd Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Is Casilay

0
274

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Ku Dhawaad kala badh  golaha wasiiradda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, iyo Afhayeenka Madaxtoyada ayaa  goordhawayd ku dhawaaqay in ay iska casileen xilkii ay ka hayeen Xukuumadda Siilaanyo.

Sida uu Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul u xaqiijiyya Xogsoormedia.com

news,,

waxaa is caslilay Wasiiradda Arrimaha dibadda,Ganacsiga,Hawlaha Guud, Madaxtooyada,Warfaafinta  iyo Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland.

wixii warar ka soo kordha kala soco Xogsoormedia.com

news,,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here