Hargeysa(Xogsoormedia.com) Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalad Hargeysa lagu soo dhaweeyay wafti ka kooban sideed xubnood oo ka socda dalka imaaraadka Carabta.
waxaana waftigan soo dhaweeyay xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.
waxaanay waftigan ujeedada socdaalkoodu la xidhiidha sidii ay wax uga qaban lahaayeen mashaariicihi samafalka ahaa ee ay hore Imaaraadka Carabtu uga wadeen Somaliland.