Hargeysa(Xogsoormedia.com) Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Cabdilaahi Fadal Iimaan Oo maanta golaha wakiilada horyimid ayaa ka hadlay sida ay ciidanka boolisku uga hawlgalaan rabshadaha wadanka ka dhaca.
sidoo kale waxa uu ka hadlay arinta cakiran ee ka taagan gobolka Sool isaga oo sheegay in ay hayaan hal qof intii kalana lagu daba jiro.