Hargeysa(Xogsoormedia.com) Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Mudane Maxamad Kaahin Axmed oo maanta warbaahinta kula hadlayaaya xarunta xisbiga ayaa sheegay inay meel wanaagsan ay marayso hawshii kaadh qaadashada ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye.