Halkan Ka Daawo: Dawlada Itoobiya Oo Maanta Siweyn U Xustay Sanad Guuradii 8aad Ee Ka Soo Wareegtay Xuska Maalinta Calanka Dalka Itoobiya.

0
360

Jigjiga(Xogsoormedia.com) waxaa maanta siweyn looga xusay magaalada JigJiga maalinta calanka,iyada oo ay tani tahay sideed guuradii ka soo wareegtay calanka dalka Itoobiya iyaga oo madaxdii halkaasi ka hadlayna ay xuseen in Calanku yahay,astaan reer Itoobiya looga sooco umadaha kale ee aduunka jiritaankiisana loo soo maray dhibaatooyin badan oo wax ku qaadasho leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here