Muqdisho(Xogsoormedia.com):- Shirkii Wada Tashiga Soomaaliya ee ka socday magaalada Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,ayaa laha soo saaray qodobo la sheegay in lagu gaadhayo hannaanka Doorasho ee Soomaaliya ka dhici doona,taasloo loogu balamay in mar labaad kulan ka hadda dhamaaday mid ka wayn in la isugu yimaaddo bisha 12 aad ee isla Sanadkan.
Go,aamada shirka Muqdisho ka soo baxay ayaa lagu daray qodob ay ugu yeedhayaan Somaliland oo beelo ahi in ay shirka Disambar ka furmaya Muqdisho in ay ka qayn qaadato isla markaana ay ku sheegeen in ay beelaha Somaliland talo ku yeeshaan hannaanka doorasho ee lagu soo dooranayo Madaxda Soomaaliya 2016-ka.
hadaba halkan kaga bogo qodobada shirkaa ka soo baxay.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland