Hargeysa(Xogsoormedia.com) wasiirka wasarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa maanta kulan la qaadatay iskaashatada dhuxusha soo dajisa iyo kuwa gaasta keena.
digniina u dirtay dhuxulaysatada dhuxusha ka soo shida gobolad dalka.