Hargeysa(Xogsoormedia.com) Marwo Faadumo Siciid oo maanta la hadlaysay warbaahinta ayaa si,adag uga hadashay arinta Keydka Haamaha Shidaalka iyo dugsigii dhaqaalaha guriga ee magaalada hargeysa oo la iibiyay,cida iibisayna ay tahay dawlada.
waxaanay sheegtay in Somaliland waxa aboorka ku ah ee dhexda ka cunay ee ay ka horumariweyday inay tahay dawlada.