Ciidamada Milatariga Soomaaliya Oo Kaa Shanaya Kuwa AMISON Ayaa Maanta La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Wabxo Oo Hoos Timada Gobolka Galgaduud

0
331

.Muqdisho(Xogsoormedia.com)Wararka laga helayo Gobolka Galguduud ayaa Sheegaya in Maanta Ciidamada dawlada oo kaashanaya kuwaq AMISOM ay la wareegeen gacan ku haynta Degmada Wabxo iyo deegaano hoos yimaada.

Waxaanay wararku intaas ku dareen inaanay ciidamadan ,maanta la wareegay Degmada Wabxo aanay la kulmin wax iska caabina oo kaga yimi dhanka Xarakada Mujaahidiinul Shabaab..
waxaanay ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM qabsadeen dhawr jeer hore Degmadan Wabxo ee hoos timaada gobolka Galgaduud, waxaanay degmadani mihiim u tahay isu socodka qaybo ka mida gobolka Galgaduud.

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here