Hargeysa(Xogsoormedia.com) Xarunta Womens Clabka ee magaalada Hargeysa oo ay dadka intooda badanina u yaqaanaan Xaajiya Haweeya.
Ayaa waxa xarashay qaarka mida xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland kana iibiyeen Ganacsadaha Ina Aw Siciid oo isagu ka dhigay geerash baabuurta lagu xareeyo.