Berbera(Xogsoormedia.com ) Warbixintani waxa muuqaalka ahi waxa ay si hufan oo kala qalan uga hadlaysa una soo bandhigaysaa sidii xukuumadu u wareejisay Keydkii Haamaha Shidaalka ee Magaalada Barbara.
Warbixintani waxa kale oo ay daboolka ka qaadaysa sida ciidamada tirada badan ee la geeyay madashan ay ka dhacaysay xaflada wareejinta Keydka Haamaha Shidaalka Ee Magaalada Barbara ay ugu gaaf wareegayeen ee aanay shinbirina u dulmareyn.
ayWaxaa kale oo warbixintani ay ifka u soo saaraysaa sidii ay isugu fara saari gaadheen Gudoomiyaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ucid ee Gobolka Saaxil iyo Wasiir kuxigeenka wasaarada ganacsiga wareejinta Keydka Haamaha Shidaalka Ee Magaalada Barbara.