Halkan Ka Daawo: Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Sheegay Inuu Yahay Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Kulmiye.

0
260

Hargeysa(Xogsoormedia.com) wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Prefesor Faarax Cilmi Geedoole ayaa maanta meel ilyartu isqarisay kaga dhawaaqay inuu u sharaxan yahay jagada madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Kulmiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here