Xulka Gobolka Saaxil Oo 2 Kaga Badiyay Xulka Gobolka Salal.

0
345

 

Boorama(Xogsoormedia.com) Ciyaartii Saaka aroortii hore dhexmartay labada kooxood ee Salal iyo Saaxil ayaa aheyd ciyaar badi taageerayaasha labada gobol ay aad u sugayeen.

Ciyaartan oo aheyd ciyaar aad u xiisa badan ayaa aheyd mid ay si dagan oo bilaa buuqa ku soo dhamaatay.

Iyada oo dadweynihi ciyaartan daawanaayay ay siweyn ugu bogeen islamar ahaantaana ay ku hanbalyeeyeen sida wanaagsan ee xilkasnimada leh ee ay u wada ciyaarayeen.

Ciyaartan ayaa weerar iyo weerar celiska dib ku soo dhamaatay 2 Gool oo uu la yimid xulka gobolka Saaxil iyo 1 Gool oo uu la yimid xulka gobolka Salal.

Ciyaartan oo ku dhamaatay guul iyo nabadgaliyo ayaa ay ciyaartoyda meesha ku wada ciyaarayay markii ay ciyaartu soo dhamaatay isugu hanbalyeeyeen si kal iyo laaba.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here