Daawo: Ujeedada Wasiirro Berbera Socdaal Ku Tegay iyo Warancadde Oo Ka Hadlay

0
342

Barbara(Xogsoormedia.com) wasiirka arrimaha gudaha Somaliland mudane Cali Maxamad Warancade oo dhawanahanba ku sugna magaalad Barbara ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa sheegay inay si nabadgaliya ah ugu dhamaatay hawlihi dhinaca abniga  ahaa ee ay meeshan u yimaadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here