Hargeysa(Xogsoormedia.com) Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur) oo maanta warbaahinta qaar ka mida golaha dhexdiisa kula hadlaayay oo ka hadlay xaalada ka taagan gobolka Awdal ayaa yidhi Illaahay inama gaadhsiiyo meel ay guurti ka gasho arinta Magaalada Boorama.