Laascaanood(Xogsoormedia.com)Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka maamulka Khaatumo Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Shir-tag) oo sheegay inuu ka soo horjeedo wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo.
waxaanu tilmaamay gudoomiye ku xigeenka labaad ee Khaatumo Mudane Shiitag in uu ka soo horjeedo gudida wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo in cidii la timaada dib u hishiisiin iyo wada hadala ay yihiin qaran dumis ku baabi,inaaya golayaasha Khaatumo.