Gudoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Munaasibadda Sannadka Cusub Ee 1437 Sheegay In Guud Ahaanba Shaqaala Weynaha Somaliland Fasax Yahay.

0
345

 

Hargaysa:(Xogsoormedia.com) Gudoomiyaha Haay’adda shaqaalaha dawladda Maxamed Mixile( Boqore) oo maanta xafiiskiisa kula hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in maalinta bari ee Arbacada ah ay guud ahaan shaqaalaha waynaha Somalilanday fasax, yihii,.maada ay maalinta barito ah ay tahay sanadkii cusbaa ee Islaamka ee 1437,waxaanu gudoomiyuhu sheegay in shaqaaluhu shaqada soo gali doonaan Maalinta Khamiista

Sidoo kale gudoomiyuhu waxa uu hanbalyo u diray guud ahaan bulshada Somaliland guda iyo dibadba waxaanu Illaahay uga baryay in Illaahay sanadkan sanadkiisa ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo.

.

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here