(Xogsoormedia.com) Ciidamo ka tisan Maamuulka Galmudug fadhiisinkooduna ahaa Cadaado ayaa lagu soo waramaya inay gadoodeen.
In kasta oo aan si dhaba loo ogyen ayaa hadana waxa la sheegaya in u jiro khilaaf soo kala dhexgalay iyho maamulka Galmudug.,taasina ay tahay sababta keentay gadoodkan.
Waxana haatan dadaal loogu jira sidii loo xalinlaha khilaafkan soo kala dhexgalay maamulka Galmudug iyo ciidankan gadooday.
Sidoo kale wararku waxa ay intaas ku dareen in ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ay dagaal la,aan kuala wareegeen deegaanka Camaara ee koonfurta gobolka Mudug,ka dib markii ururka Alshabaab oo todobaadkii hore qabsaday ay iskaga baxeen.
Iyaga oo maamulka Galmudug hore nidar ugu mareen inay bilaabi doonaan dagaal ay Xarakada Alshabaab kaga saarayaan deegaanada Galgaduud iyo Mudug.
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland