Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama Oo Ka Hadlay Rabshadii Ka Dhacday Ciyaartii Maanta Ee Dhimashada Sababay

0
352

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama,ayaa ka hadlay rabshado ka dhacay ciyaartii maanta Boorama ka dhacday oo dhex maraysay xulalka gobolada Maroodijeex iyo Awdal,ciyaartaas oo rabshadii ka dhacday ay sababtay dhimashada wiil dhalinyaro ah iyo dhaawaca laba qof oo kale.
hadaba halkan ka daawo Xildhibaanada ka tirsan golaha deegaanka Boorama oo arrintaa ka hadlay.

Xogsoormedia.com
Xogsoormedia@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here