Hargeysa(Xogsoormedia.com)Wasiirku Xigeenka abniga ee wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland oo Tvga Horn Cable ayaa sheegay ayaa sheegay inay keenayaan rasaas dheemisha oo lagaga maarmo rasaastan nool nool ee dadka lala dhacayo.
dadweynaha reer Booramana ugu baaqay inay is dajiyaan ilayn qalad qalad laguma saxe.
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Wasiirku Xigeenka Abniga Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Keentay...