Halkan Ka Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ay Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Kala Hadleen Arinta Haamaha Shidaalka Iyo Arimo Kale.

0
340

Hargeysa(Xogsoormedai.com) Masuuliyiinta ugu saraysa xisbiga Wadani ayaa kulan kula qaatay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici gurigiisa uu ka dagan yahay Magaalada Hargeysa.

Waxaanay kala hadleen masuuliyiintaasi arinka Haamaha Shidaalka iyo arinta maalmmahan danbe ka taagan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Waxaanay sheegeen in uu ka aqbalay balanqaadayna in wixii ay ka qaban karaan uu ka qaban doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here