Barbara(Xogsoormedia.com)Musharaxa madaxweynenimo ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta ka hadlay socdaalkii Madaxweynaha Somaliland,arinka fashilmay ee uu wasiirka warshadaha Somaliland Shucayb Maxamad Muuse ee ka qayb galay shirkii maamul goboleedyada Soomaaliya,waxaanu dawlada u soo jeediyay inla xidho oo talaabo sharciga waafaqsan laga qaado hadaanay xukuumadu la ogyen.
sido kale waxa uu sheegay in siyaasada arrimaha guduhu fashilan tahay meeshi u xumaydna ay marayso maanta.
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Socdaalka Madaxweynaha+Shirka Wasiirka...