Halkan Ka Daawo: Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Socdaalka Madaxweynaha+Shirka Wasiirka Warshaduhu Uu Ka Qayb Galay+Iyo Arinta Gobolka Awdal.

0
332

Barbara(Xogsoormedia.com)Musharaxa madaxweynenimo ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta ka hadlay socdaalkii Madaxweynaha Somaliland,arinka fashilmay ee uu wasiirka warshadaha Somaliland Shucayb Maxamad Muuse ee ka qayb galay shirkii maamul goboleedyada Soomaaliya,waxaanu dawlada u soo jeediyay inla xidho oo talaabo sharciga waafaqsan laga qaado hadaanay xukuumadu la ogyen.

sido kale waxa uu sheegay in siyaasada arrimaha guduhu fashilan tahay meeshi u xumaydna ay marayso maanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here