Halkan Ka Daawo: Dumarka Magaalad Boorama Oo Dawllada Ugu Baaqay Inay Sii Dayso Sulaadiinta Iyo Dadka Kale Ee Ka Xidhan.

0
288

Boorama(Xogsoormedia.com)Haween weynaha Magaalada Boorama oo shirjaraa,id qabtay maanta ayaa si adag uga hadlay Sulaadinta iyo ganacsatada iyo dadka kale ee ka xidhan.
una xidhan weerarkii maalintii dhaweyd lagu qaaday badhasaabka gobolka Awdal.
waxanay haweenkani dawlad ugu baaqeen inay soo dayso nimanka xidhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here