Hargeysa( Xogsoormedia.com) Wasiirka arrimaha dibada Somaliland oo maanta dalka dib ugu soo noqday ayaa shaaciyay hankiisa musharaxnimo ee xisbiga Kulmiye,sido kale waxa uu sheegay waxyaabihi ay ka wada hadleen madaxda wadanka Irland ee ay la kulmeen inay ugu mihiimsanayd sidii ay uga caawin lahaayeen wada hadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya taas oo laga yaabo inay dhawaan dib u bilaabmaan wadahadaladaasi.https: