Halkan Ka Daawo: Suldaan Maxamad Askari Waxa Inoogu Danbeeyay Siyaadbare Doonimayno Askari Danbe.

0
342

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Suldaan Maxamad Oo ka mid ahaa dadkii sida weyn uga qayb qaatay soo dhaweynta Maxamad Biixi Yoonis wasiirka Arrimaha dibada Somaliland ayaa sheegay inaan loo baahnayn askari danbe oo la doorto dadkana u soo jeediyay inay u codeeyaan Maxamad Biixi Yoonis,hadii ay doonayaan mustaqbal iyo horumar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here