Hal Qof Ayaa Dhintay Midkalana Wuu Dhaawacmay Ciyaarti Labada Kooxood Ee Awdal Iyo Maroodijeex U Dhaxaysayna Waa la Joojiyay.

0
324

War Deg Dega

Boorama(Xogsoormedai.com) hal qof ayaa dhintay mid kalana waa uu dhaawacmay,ka dib markii rabshadii ay ka dhacday garoonka Xaaji Daahir Stadion ee magaalada Boorama.

Waxaanay rabshadan dhaawaca iyo dhimashada keentay ay ka bilaaban tay ka dib markii kooxda gobolka Marroodi-Jeex ay diideen rikoodhe uu u dhigay siidhi walaha ciyaartan waday.
iyada oo ay ilaa hada qasan tahay xaalada magaalada boorama iyo ta garoonka lagu ciyaaraayayba ayaa waxa gabi ahaanba sidaas lagu joojiyay ciyaartii dhexmaraysay laba kooxood ee Awdal Iyo Maroodijeex.
Xogsoormedia.com
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here