War Deg Dega
Gabilay(Xogsoormedi.com)gudoomiye ku xigeenkii labaad ee xisbiga Wadani Enjineer Muuse cabdilaahi Nuur (Muuse Suweyn)ee magaalada Gabiley ayaa goordhaweyd jeelka loo taxaabay.
iyada oo aan wax sharciya loo marin xadhiga gudoomiyahan,oo aanu jirin wax waaran maxakamadeeda oo loo soo jaray amase loo keenay.
waxaana amarka lagu soo xidhay bixiyay Taliyaha ciidanka bilayska ee magaalad Gabilay.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia@gmail.com
Hargeysa Somaliland
Home Wararkii u Dambeeyey Gudoomiye Ku Xigeenkii Labaad Xisbiga Wadani Ee Magaalada Gabilay Oo Jeelka Loo...